Jaaliyadaha qurbaha ayaa si aad ah uga warwarsan siyaasada Dahir Rayale halka ay ku wado bulsho waynta reer Awdal. Gobolada la magaacabay dhawaan ayaa xiisad kulul iyo doodo ka dhex abuuray dhamaan dadwaynaha Somaliland ee qurbaha ku dhaqan iyo kuwa gudaha joogaba.
Read more…
June 1, 2008
Categories: News . . Author: SP . Comments: No Comments
Boorama-(Lug)-Salaadiinta Cuqaasha aqoonyahanka iyo waxgaradka Beelaha Maxamed Case ee gobolka Awdal ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Boorama ku soo saarey bayaan ay kaga hadlayaan aragtidooda ku wajahan mudo kordhintii ay dhawaan golaha guurtidu sanadka ugu kordhisey Madaxweyne Rayaale.Qoraal Dheer Oo Ay Arintaasi Kaga Hadlayaana Wuxu U Dhignaa Sidan: Read more…
April 14, 2008
Categories: News . . Author: SP . Comments: No Comments
We, Awdal Sool and Sanaag Coalition Against Secession (ASSCàS), condemn and consider the occupation of Las Anod, the capital of Sool, by the Hargeisa secessionist’s militias on October 15, 2007 a premeditated act of aggression, an unprovoked initiation of hostility, and a serious crime against humanity and call upon the international community and the Somali people to prosecute the clique that are responsible for these heinous acts. Read more…
April 12, 2008
Categories: Press Release . . Author: SP . Comments: No Comments
DJIBOUTI, (Reuters) - Djibouti has arrested and repatriated nearly 7,000 immigrants this year, mostly Somalis and Ethiopians, in a crackdown on illegal migration to the Red Sea state, police said on Friday. Read more…
April 12, 2008
Categories: News . . Author: SP . Comments: No Comments
Shirkada Mareykanka ee Chevron oo ah shirkadaha ugu waweeyn ee xaga Shidaalka, waxayn baadhitaano ka sameysay meelo badan oo Somalia ku yaal xiligii dawladii Maxamed Siad barre Illaahay ha u naxariistee. Read more…
April 12, 2008
Categories: Opinion . . Author: SP . Comments: 1 Comment
London (Jam)- Waxa maalmahanba ka taagan wadanka muran ku saabsan dhamaadka mudada xilka ee madaxweyne Rayaale iyadoo ay hadda cadahay in aanay doorashadii dhacayn dhowaan. Read more…
April 12, 2008
Categories: News . . Author: SP . Comments: No Comments
Fifteen months into the Ethiopian invasion and occupation of Somalia, the country has seemingly fallen off the edge. Somalia is now witnessing one of the worst humanitarian crises in Africa with over one million internally displaced and facing “a staggering scale of need,” as Refugees International disclosed on March 31. Read more…
April 11, 2008
Categories: News . Tags: Meles . Author: SP . Comments: No Comments
Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi is easily Washington’s most important African ally in its war on terrorism. In 2006, the United States quietly helped Zenawi’s forces invade neighboring Somalia after a U.S.-financed coalition of warlords lost the capital of Mogadishu to an Islamist alliance known as the Union of Islamic Courts (UIC). Read more…
April 11, 2008
Categories: News . Tags: Ethiopia, Meles, somaliland . Author: SP . Comments: No Comments